Maqaallo
  • Socdaalkii Senegal: Kaga bogo halkan. WQ: Cabdiraxmaan Gaas
    Wadanka Sinigaal ‘Senegal’ wuxuu ku yaallaa cidhifka galbeed ee qaaraddan cagaaran ee Afrika, wuxuu deris kala yahay dhinaca bari wadamada Guinea iyo Guinea Bissau, waqooyina Mauritania iyo Mali, Inta kalena bad-weynta Atlant...
    Saturday, March 17, 2018
  • Magaalada Hargeysa. WQ: Hibo Ciise Maxamed
    Hargeysi waa caasimada Jamhuuriyada Somaliland, waxay dhacdaa dooxada Galgodon ee deegaanada Oogo, waxayna magaaladu ka saraysaa biyaha bada joog dhan 4,377 mitir. Juquraafi ahaan magaalada Hargeysa waxay saaran tahay buuro, do...
    Monday, February 19, 2018
  • Waddo Halaq! W/Q: Xamse Cumar Kujoog
    “Haddii aad rabto inaad Bulsho burburiso, Qoyska weerar, Waxbarashada dhaawac, Haldoorka ka dhaqaaqayana hiif oo haaraan” Hadal xikmad ah oo hore loo yidhi. Bulsho kasta sida in badan oo dhiskeeda u taagani ay u jirto, ayaa...
    Friday, January 26, 2018
  • Gorfeyn iyo Guud-mar: Dhiganaha “Habeen Kaama Tegin” W/Q Siciid Maxamuud Gahayr
    3dii Jenewari 2017ka oo aan magaalada Gebiley kaga qayb-galnay bandhigga labada buug ee “Habeen kaama tegin” iyo “Sheekaba sheekay keentaa” ayuu gacantayda soo galay diiwaanka magaciisu yahay “Habeen kaama tegin”. Mudd...
    Tuesday, January 23, 2018
  • Baanankaiyosoomaalida. WQ: CabdifataaxSulaymaanCaw
    Umadasoomaaliyeedbadankeeduwaxay u baahantayinayfahantowuxuyahaybangi, shaqaduqabto, faa-idadabangiyadu u leeyihiin? Marka ay fahmanshacabkasomaliyeedsuaalahaniyoqaarkalooka ag dhawayaykudhiirankaraanoo u hiloowikaraanisticmaalkab...
    Tuesday, January 23, 2018
  • WAAN HAYAA DAWADII. W/Q: Xamse Cumar Kujoog
    “Wanaagga dunida oo dhammi waxa uu ku jiraa werwer la’aan, wanaagga aakhiro oo dhammina waxa uu ku jiraa gef la’aan” Aadamuhu meel uu ku nool yahayba waxa dhab ah inuu kala duwan yahay, waxa uu ku kala duwan yahay abuur...
    Tuesday, January 23, 2018
  • Hindiya: Dhulkii Ilbaxnimada iyo Xadaaradda Bariga – Jimcaale M Xamari
    Hindiya waa waddan ku yaalla koonfurta qaaradda Aasiya. Waa waddan aad u balaadhan, kana mid ah waddamada ugu korriinka badan dhinacyada dhaqaalaha iyo tirada dadka. Bedka dhulka Hindiya waa 3,287,263 KM oo laba jibaaran, waanna w...
    Friday, November 3, 2017
  • Qalin Ma koobaan: Gabay Soo Bandhigaya Magacyada Dhirta Oo Uu Tiriyey Abwaankii Cali Mooge Geeddi.
    Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii – 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji Cusmaan, oo ku ammaanan dedaalka iyo waqtiga uu gal...
    Friday, November 3, 2017
  • Madfacii I Sigay! – Cabdiwahaab Xasan Dhafe.
    Waxa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo sagaashankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho rimman, inteeda badanna ay daruurta dirirtu...
    Friday, November 3, 2017
  • Maxaa loo dhaariyay weriyeyaasha? WQ: Khaalid Foodhaadhi
    Dooddii 19-10-2017 dhex martay musharraxiinta saddex xisbi qaran ee Somaliland ee u tartamaya madaxtinnimada dalka waxa iiga muuqatay arrin ugub ah oo aanan warbaahinta horay ugu arag hase ahaatee dooddan  aan ku dhex arkay. W...
    Sunday, October 22, 2017
  • « Previous PageNext Page »