Daawo Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Markii Ugu Horeysay Xukumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeeyay In Ay Weerar Ku Soo Qaaday Kursigiisa Xildhibaanimo Ee Golaha Wakiilada
April 16, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN);- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa  Markii Ugu Horeysay  Xukumada  Madaxweyne Biixi  Ku Eedeeyay In Ay Weerar Ku Soo Qaaday Kursigiisa  Xildhibaanimo Ee Golaha Wakiilada.

COMMENTS