Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadashay Barnaamij Waxbarasho Oo Telefishan Ka Bixi Doona
April 17, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN): Masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada Somaliland, ayaa maanta ka hadlay barnaamij arday aqoontooda kor loogu qaadayo oo ka baxaya telefishanka Bulsho oo hore bixi jiray, is la markaana dib loo bilaabi doono. Barnaamijkan oo loo bixiyey “Aqoon-jire”.

Halkan ka daawada warkaa.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS