Daawo Suldanka Beelaha Somaliland Oo ka Hadlay Nin Abwaan ah Oo uXidhan Wasiirka warfaafinta somaliland.
April 25, 2018 - Written by maamule

Hargeysa(GLN):-Suldanka Beelaha Somaliland Suldan Maxamed Suldan C/qadir  ayaa ka Hadlay Nin Abwaan ah Oo uXidhan Wasiirka Wasaarada warfaafinta somaliland C/raxman Guri Barwaaqo.

Sidaa oo kale Suldanku Waxaa u Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay in u Sidaayo Naaciimada Abawaan Qorane Oo Saddex Sano Lagu Xukumay.

COMMENTS