Wasaaradda Ganacsida Somaliland Oo Ganaax Lacageed ($355,500) Ku Riday Shirkadda Shidaalka Ee Read Sea
May 8, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN): Wasiirka wadaaradda ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska ee Somaliland Maxamuud Xasan Sacad, ayaa shaaciyey in shirkadda shidaalka Somaliland keenta ee Red Sea ay wasaarad ahaan baadhitaan ay sameeyeen ku ogaadeen inay tahay shirkadda keentay shidaalkii dadka sida weyn uga cowdeen ee ah shidaalka ay hawadu ku jirto, isla markaana waxa uu sheegay in shirkadda iyo shaybaadhka shidaalka ee Berbera midkiiba lagu xukumay ganaax dhan $355,500 oo doolar ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS