Shirkadda Shidaalka Ee Red Sea Oo Caddaalad-darro ku Tilmaantay Ganaaxa Wasaaradda Ganacsigu Ku Riday
May 8, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada sheekh Xasan Cabdisalaan oo sheegaya in shirkaddooda Red Sea aanay Somaliland keenin shidaal xun oo wasakhaysan, balse oo ahaa shidaal caalamka laga isticmaalo oo u baahan aqoontii lagu isticmaali lahaa. Waxaana uu ganafka ku dhuftay ganaaxa $355,500 ee wasaaradda ganacsida Somaliland ku ridday.

Waxa kale oo sheegay inay ka xun yihiin dhibaatadii uu shidaalkaasi bulshada u keenay.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS