Aqoonyahan Ka Hadlay Shidaalka Shirkadda Red Sea Lagu Ganaaxay In Aanu Wasakhaysnayan
May 8, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada aqoonyahan bartay cilmiga shidaalka oo lagu magacaabo Axmed Cabdishakuur Cumar, ayaa ka hadlaya shidaalka wasaaradda gacansiga Somaliland ku ganaaxday shirkadda shirkadda Red Sea in aanu ahayn mid wasakhaysan, balse ka dib markii la dayacay qaabkii hawada looga ilaalin lahaa ay dhibaato laxaad leh ka soo gaadhay bulshada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS