Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Xukuumadda Somaliland U Soo Jeediyey Inay Si Dhab Ah U Soo Afjarto Dagaalka Ceel Afweyn
May 10, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa xukuumadda Somaliland waxa uu soo jeediyey in waxqabad cad ay ka gaadho dagaalka soo noqnoqday ee u dhexeeya labada beelood ee wada deda deegaankaas, isaga oo xukuumadda ku booriyey inay halkaa degto.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

 

 

 

 

COMMENTS