Ururka Bisha Cas Ee Somaliland Oo Xusay Sannad-guuradii 155 aad Iyo Waxqabad Ay Soo Bandhigeen
May 10, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada ururka Bisha Cas ee Somaliland oo xusey sannad-guuradii 155 aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay hay’adda caalamiga ah ee Bisha Cas. Waxa ururku xuskaa ku soo bandhigay waxqabadka u bulshada u qabtaan, iyada oo uu xuska kala qayb galay madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS