Xildhibaan Obsiiye Oo Xukuumadda Muuse Biixii Ku Canaantay Xal U Helis La’aanta Colaadda Ceel-afeyn
May 13, 2018 - Written by maamule

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada xildhibaan Obsiiye oo ka tirsan golaha Guurtida Somaliland oo xal u helidda colaadda soo noq noqatay ee Ceel-afweyn ku eedeeyey xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi, isagoo sheegay in loo baahan yahay in la adeegsado awood dawladeed.

 

COMMENTS