Cawayska Culimada Kulanka 1aad: Dr. Sh. Saciid Maxamed Faarax
May 30, 2018 - Written by

Halkan ka daawada kulanka koobaad ee barnaamijka Cawayska Culamada oo uu marti ku yahay Dr. Sh. Saciid Maxamed Faarax, oo sheegay: “Waxa la ii bixiyayba wadaadkii Riyada.” “Tusaale waxa aan usoo qaadanayaa Sheekheenna Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir.” “Ninkaas waa in ay wax ka bartaan madaxda Soomalida iyo Islaamkuba” “Bulshada Soomaalidu waxa ay dhex tageen dad aanay isku diin, dhaqan iyo af midna ahayn, haddana…”

 

 

 

COMMENTS