Taariikh: Maxaa Ka Horreeyey 26 June 1960 Iyo Sidii Ay Somaliland Xornimada Ku Heshay
June 26, 2018 - Written by

Halkan ka daawada barnaamij isku xidhaya taariikhdii ka horreysay 26 June 1960, ka hor intii aanay Somaliland xornimada ka qaadan maxmiyaddii Ingiriiska 26 june, iyo markii xornimada la qaadanayey ba. Waxana barnaamijka sameeyey telefishanka qaranka Somaliland.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS