Prof. Samatar Oo Farta Ku Fiiqay Dhibaatooyin Somaliland Curyaamin Ku Ah
July 3, 2018 - Written by C M

London (GLN): Halkan ka daawada Profesor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ka hadlaya dhibaatooyinka Somaliland haysta oo ay ka mid yihiin; baabiinta deegaanka, hagaajinta maamulka iyo culayska beelaha.

Gacalibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS