Quarter-finals: France Iyo Uruguay Oo Foodda Is Daraya
July 6, 2018 - Written by C M

Nizhny Novgorod (GNL): Xulalka kubadda cagta ee waddamada Faransiiska iyo Urugway, ayaa maanta yeelanaya ciyaartii koobaad ee furitaanka u ah wareegga quarter-finals, oo lagu qabanayo garoonka Nizhny Novgorod Stadium oo ku yaal Ruushka.

Ciyaartan oo u muuqata mid aanay labada kooxood wax ba is u la hadhi doonin, ayaa saadaasha la sii samaynayaa waxay u badinaysaa in Faransiisku badinayo.

Waxa aanu is ku dayi doonnaa haddii Alle ka hbigo in aad halkan toos uga daawan doontaan.

https://www.fifa.com/worldcup/matches/match/300331543/#match-liveblog

Gacanlibaaxnws.com

News Desk.

COMMENTS