Waddanka France 2-0 Kaga Badiyey Uruguay
July 6, 2018 - Written by C M

Xulka waddanka France ayaa u soo baxay semi-final ka, ka dib markii ay ciyaartii galabta 2 iyo 0 ku direen xulkii waddanka Uruguay.

Halkan ka daawada muuqaal soo koobaya sidii ay ciyaartu u dhacday, iyo sidii goolashu ku dhasheen.

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS