2018 FIFA World Cup: Belgium Oo 2-1 Ku Reebay Brazil
July 6, 2018 - Written by C M

Xulkii waddanka Brazil, ayaa waxa ciyaartii galabta 2 iyo 1 ku reebay oo ka badiyey xulka waddanka Belgium.

Waxana Brazil ka mid yahay waddanada ugu adag ee ka soo qayb gala koobka adduunka, hasayeeshee galabta ayuu ku hadhay quarter-finals.

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS