Hablo Qurbejoog Ah Oo Caawimo Gaadhsiiyey Xarunta Agoomaha Hargeysa
July 12, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Hablo dhallinyaro qurbejoog ah oo ku nool dalka Norway, ayaa caawimo gaadhsiiyey xarunta agoomaha Hargeysa.

Dhallinyaradan oo agab ka la duwan gaadhsiiyey xarunta, ayaa lacagta ay wax ku iibiyeen waxay ka uruuriyeen dadka, iyaga oo adeegsaday hab casriga oo internet-ka la adeegsado.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

COMMENTS