Warbixin: Han Sare Ayuu Lahaa Wuu Se Hoyday
August 3, 2018 - Written by C M

Alle ha naxariisee waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday marxuum Mukhtaar Xasan Cabdilaahi (Mukhtaar Gacan), oo ahaa nin dadaal badan ku bixiyey u ololaynta naafadda iyo sidii uu isaga laftiisu wax u noqon lahaa.

Cabdishakuur Muxumed (Heersare) ayaa  nafursad u helay in uu bishii Ferbruay 2014 uu warbixin ka sameeyo marxuumka.

Halkan hoose kaga bogta warbixintii.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS