Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladda Jigjiga Iyo Arrimo Somaliland Ku Saabsan
August 6, 2018 - Written by C M

Boorama(GLN): Halkan ka daawada madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, oo la hadlayey arday ka qalinjebisay jaamacadda Camuud, ayaa ku dheeraaday halka ay Somaliland hadda marayso iyo xaaladda ka jirta Jigjiga iyo guud ahaan isbedellada ka socda Itoobiya.

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS