Waa Sidee Xaaladda Hadda Ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya?
August 6, 2018 - Written by C M

Jigjiga (GLN): Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaya deegaanka dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa sheegaya inay ku dhinteen in ka badan labaatan qof, is la markaana ay shalay rabshado ka la duwani dhaceen, halka ay saaka xaaladdu deggen tahay.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

 

COMMENTS