Dad Oromo Ah Oo Ka Soo Qaxay Deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya Oo Somaliland Soo Galay
August 6, 2018 - Written by C M

Wajaale (GLN): Dad dhalasho ahaan ka soo jeeda qoomiyadda Oromada ee Itoobiya degta, ayaa Somaliland qaxoonti ahaa u soo galay, iyaga oo sheegay inay ka soo qaxeen xaaladda ka aloosan dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya sii ba magaalada Jigjiga.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS