Madaxweynihii Kililka Oo Is Casilay iyo Mid Cusub Oo La Doortay
August 6, 2018 - Written by C M

Jigjiga (GLN): Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta xilkii is ka casilay.

Waxa sidan xaqiijiyey wasiirka warfaafinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, is la markaana kulan deg deg ah oo golaha dhaxe ee xisbiga deegaankaasi yeeshay, ayaa waxa ay madaxweyne cusub u doorteen Axmed Cabdi Sheikh Maxamed.

Madaxweynihii is casilay ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar, ayey wararku sheegayaan inuu weli yahay guddoomiyaha XDSHSI.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

COMMENTS