Hargeysa: Macallin Dugsi Dowladeed Wax Ka Dhigayey Oo Tamaashiiri Il Ka Ridday
August 8, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada macalin ka sheekaynaya ishiisa bidix oo uu ku beelay xilli uu wax ka dhigayey dug dowladeed, is la markaa na aan xilligaa kaalmo ka helin wasaaradda waxbarashada Somaliland. Waxana macalinku arrintan kaga sheekeeyey urur ay macallimiin kaga dhawaaqeen magaalada Hargeysa.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS