Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Nairobi Hawlo U Jooga
August 10, 2018 - Written by C M

Nairobi (GLN): Weftid Somaliland ka socda oo uu hogaaminayo guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibaraahim Baqdaadi, ayaa magaalada Nairobi kula kulmay baanka Adduunka.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS