Maxaa Laga Yidhi Hay’adihii Ay Xukuumadda Muuse Biixi La Wareegtay
August 11, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Xisbiyada Somaliland iyo aqoonyahan madaxbannaan, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay la wareegistii ay xukuumaddu la wareegtay maamulka haamaha shidaalka ee Berbera, meesha baabuurta la dhigto iyo ammaanka garoonka diyaaradaha ee Hargeysa.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

 

COMMENTS