Somaliland: Wasiirka Diinta Iyo Aw Qaafta Oo Shaaciyey In Lagu Noqonayo Xeerka Kufsiga
September 19, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wasiirka wasaaradda Diinta Iyo Aw Qaafta ee Somaliland sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa sheegay in dib loogu noqonayo xeerka kuftisiga ee uu madaxweyne Muuse Biixi dhawaanta digreetada ku meelmariyey.

Xeerkan oo Somaliland gudaheeda ka abuuray jahawareer, ayaa waxa ku jira qodobo ka hor imanaya diinta Islaamka.

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS