Halabuur Laabsaalax: “Wasaaradda Waxbarashada Waxa Aan U Soo Jeedinayaa Ardayda Scholarship-ka Loo Qaadayaa Ha Noqdaan….”
September 23, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halabuur Xasan Saleebaan Dhuxul “Laabsaalax” ayaa ka hadlay u sinnaan la’aanta deeqaha waxbarashada ardayda ka soo baxda dugsiyada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay, isaga oo wasaaradda waxbarashada u soo jeediyey in deeqaha waxbarashada la siiyo ardayda danyarta ah ee ka soo baxda dugsiga dawladda ee aan is ka bixin karin qarashka waxbarashada.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaxnews.com

News Desk.

COMMENTS