Muxaadaro Cusub Oo Ku Saabsan Walaaltinimada Islaamka Oo Uu Soo Jeedinayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi
October 3, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawada muxaadaro cusub oo ku saabsan walaaltinimada dhabta ah ee loo baahan yahay inay dhex marto dadka muslimiinta ah, oo uu soo jeedinayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS