Maamulka Jaamacadda Golis: “La Yaab Wanaagsan Ayey Nagu Noqotay Imaatinka Madaxweyne Muuse Biixi.”
October 3, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada maamulka jaamacadda Golis oo faahfaahin ka bixinaya ka soo qaybgalkii madaxweyne Muuse Biix ee xafladdii maanta ee qalinjebinta, oo uu sheegay in madaxweyne ku xigeenku na ka la soo qaybgalay.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS