WADDANI Iyo UCID Oo Sheegay Inay Xukuumadda Is Ku Fahmi La’ Yihiin Qaabka Xal Looga Gaadhayo Guddida Doorashooyinka
October 3, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Labada xisbi mucaarad ee Somaliland ee WADDANI iyo UCID, ayaa maanta si wada jir u sheegay inuu hakaday kulankii wada tashiga ahaa ee ay xukuumadd la lahaayeen. Kaas oo ku saabsan guddidda doorashooyinka oo hore xisiga WADDANI u soo jeediyey in la ka la diro.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS