Wiil Buur Ka Dhacay Oo Dhabarka Dhawr Meelood Ka Jabay Oo Dadka Caawimo Weydiisanaya
October 4, 2018 - Written by C M

Ceerigaabo (GLN): Siciid Muuse Mire waa wiil 26 jir ah oo muddo lix bilood laga joogo ka dhacay laag/buur korkeed, isaga oo xabag ka guraya geedka Beyada. Waxa uu dhawr meelood ka jabay dhabarka, waxa na uu hadda yaallaa guri ku yaalla magaalada Ceerigaabo.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS