Somaliland: Wasiirka Biyaha Oo Shaaciyey In Hargeysa Biyo La’aanta Ka Bixi Doonto
October 6, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wasiirka biyaha ee Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa maanta Golaha Guurtida ka hor caddeeyey in magaalada Hargeysa ay biyo la’aanta ka bixi doonto sannadka soo socda.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS