Prof. Cabdi Samatar Oo Ammaanay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland
January 9, 2019 - Written by maamule

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa sheegay in madaweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdillaahi uu wax badan ka beddeli xaaladaha
ku geedaaman Puntland .

Cabdi Ismaaciil, ayaa sidan ku sheegay wareysi uu siiyey laanta af Soomaaliga ee BBC-da,


Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS