Muqdisho: Dab Khasaare U Gaystay Suuqa Bakaaraha
January 11, 2019 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Dab xalay ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayaa baabiiyey meherado badan oo ka furnaa suuqa, is la markaa na ilaa hadda la ma oga sababtii dabkaa dhalisay.

Dadka uu dabkaasi hantidooda baabiiyey, oo qaar ka mid ahi warbaahinta la hadleen, ayaa sheegay in dabkaasi uu caydheeyey.

Halkan hoose ka daawada warbixin muuqaal ah, oo BBC ka diyaarisay baaxadda iyo khasaaraha dabkaa suuqa Bakaaraha.





Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS