Hargeysa: Maansoyahan Xukuummada Muuse Biixi Suugaan Ku Dhaliilay Oo La Xidhay
January 12, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Halabuur Cabdiraxmaan Abees, ayaa maanta ciidanka ammaanka Somaliland ku xidheen Hargeysa, ka dib markii uu xalay is la Hargeysa ku soo bandhigay suugaan uu kaga hadlayo tacaddiyo waddanka ka jira sii ba xabsiyada.

Illaa hadda ciidanka boolisku ka may hadlin sababtay u xidheen Cabdiraxmaan Abees. Waxa se xadhigiisa loo aanaynaa suugaantaa uu Xalay Hargesa ku soo bandigay, oo uu ka hadlay xaaladdaha ay tacaddiyadu ka mid yihiin ee Somaliland ka jira.

Halkan ka hoose ka daayada mid ka mid maansooyinkiisa uu xalay soo bandhigay.


Gacanlibaaxnws
News Desk

COMMENTS