Xisbiyada Kulmiye Iyo WADDANI Oo Jawaabo Is Weydaarsaday
January 13, 2019 - Written by C M

Halkan ka daawada xisbiyada Kulmiye iyo WADDANI, oo is waydaarsaday hadallo jawaabo xanbaarsan oo ku saabsan doorashooyinka iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka.

Waxa soo horreeya Axmed Cabdi Dheere oo ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee Kulmiye, oo wareysi siiyey HCTV, halka uu ku xigo hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo xarunta xisbiga ku qabtay jiraa’id.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS