Gugddoomiye Ku Xigeenkii UCID Oo Ku Doodaya In Uu Is Casilay Iyo Xisbiga Oo Shaaciyey Inay Xilka Ka Qaadeen
January 13, 2019 - Written by C M

Halkan ka daawada guddoomiye ku xigeenkii 1aad ee xisbiga UCID Cabdinaasir Xasan Buuni, oo sheegay in uu isagu iskii isaga casilay xilka, halka guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe na waraaq uu soo saaray uu ku shaaciyey inay xisbi ahaan xika ka qaadeen.


Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS