Maamulka Wargeyska Foore Oo Ka Hadlay Xukunka Wareyskooda Lagu Riday
February 10, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maamulka wargeyska Foore, ayaa sheegay in xukunka maxkamadda gobolka Maroodijeex ku ridday wargeyskooda, oo ah in la xayiray hal sano, is la markaa na 3 milyan oo shilinka Somaliland ah lagu xukumaday tifaftiraha, uu yahay xukun aan caddaalad ahayn.

Waxa na wargeyska Foore ay xeer ilaalinta Somaliland ku eedeedaysay, in uu qoray warar meel ku dhac ku ahaa qaar ka mid ah madaxda iyo hay’adaha dawladda. Iyaga oo sheegay in madaxda wargeysku caddayn kari waayeen sugnaansha dhaliilaha ay baahiyeen.

Halkan hoose ka daawada madaxda joornaalka oo maanta warbaahinta Hargeysa ku la hadlay:

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS