Kenya Oo Ku Eedaysay Soomaaliya In Aanay Xaqiiqada Ka Sheegayn Muranka Badda
February 22, 2019 - Written by C M

Nairobi-(GLN): Kulan uu golihiisa wasiirrada la yeeshay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata, ayaa waxa ay ka soo saareen jawaab ay siiyeen dawladda federaalka Soomaaliya, oo nuxurkeedu yahay in ay dawladda Soomaaliya caalamka ka qarinayso xaqiiqada muranka xuduudda badda.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenaya Munica Juma, oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in madaxda Soomaaliya ay bixin jawaabtii laga sugayey.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS