WADDANi Oo Shaaciyey In Booqashadii Madaxweyne Muuse Ee Itoobiya Uu Somaliland Nusqaan U Soo Hooyey
February 23, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xogyaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid, ayaa sheegtay in booqashadii madaxweyne Muuse Biixi ku tegay Itoobiya ay nusqaan u soo hoysay Somaliland, ka dib markii raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed qoraal uu soo saaray uu ku sheegay, in uu la kulmay madaxweyne maamulka Somaliland, iyada oo tilmaantay in kelmadda “maamulka” ay meel ka dhac ku tahay meeqaamka dawladnimo Somaliland.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS