Somaliland: 2,600 Oo Macallin Oo Mushahar La’aan Ku Shaqeeya
February 23, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee Somaliland Cismaan Jaamac Aadan, ayaa maanta sheegay in dugsiyada dawladda ay ka hawl galaan 2,600 oo macallin, oo aan mushar la’aan ku shaqeeya.

Wasiirka, ayaa hadalkan ka sheegay kulan xog wareysi ah oo dhex maray isaga iyo guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS