Ceerigaabo: Arday Ka Mudaharaadday Maamule Ku Xigeen Shaqada Laga Joojiyey
February 24, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ardayda wax ka barata dugsiga sare Xaaji Aadan ee Ceerigaabo, ayaa maanta muddaharaad salmi ah la hor tegay wasaaradda waxbarashada, iyaga oo ka cadhootay maamule ku xigeenka dugsiga oo wasaaraddu shaqadii ka joojisay.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS