Hargeysa: Warshad Macmacaan Casri ah Samaynaysa Oo La Furay
February 24, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Sham Sweets oo ah warshad samaynaysa macmacaan casri ah, oo laga bineeyey Hargeysa ayaa xadhiga laga jaray.

Warshadda oo asaasaheedu ka soo jeedo dalka Suuriya, ayaa xafladdii xadhig-jarista ka sheegay in ay samayn doonaan macmacaan cusub, oo dadka raalligelin doona.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS