WADDANI Oo Soo Bandhigay Sawirrada Masuuliyiin Ummada Dhex U Ah Oo Ka Qayb Galay Shirkii KULMIYE
February 27, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta soo bandhigay sawirrada masuuliyiin madax ka ah hay’ado dawladeed oo dadka dhex u ah, oo ay ka mid yihiin: taliyaha guud ah ee booliska, ku xigeenka xeer ilaaliyaha, agaasimeyaal iyo madax kale, kuwaas oo ka qayb galay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo Boorama shalay ku soo xidhmay.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS