Hoggaanka Booliska Somalilad Oo Soo Saaray Amarro Ka Dhan Ah Gaadiidka Qaada Ardayda
February 27, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Hoggaanka ciidanka booliska Somaliland, ayaa maanta shaaciyey in ay dib u eegis iyo hubin ku samayn doonaan xirfadda wadayaasha basaska ardayda qaadda, ka dib markii uu shalay shil gaadhi uu ku geeriyooday wiil yar oo dugsi oo saar naa bas ka soo rawaxiyey sugsigii uu dhigan jiray.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS