Berbera: Waddo 111 Milyan Oo Dollar Ku Kacaysa Oo Is Ku Xidheysa Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Dhagax-dhigay
February 28, 2019 - Written by C M

Berbera-(GLN): Waddada Berbera Corridor oo ku kacaysa 111 milyan oo dollayr is ku na xidhaysa Berbera ilaa Wajaale, ayey maanta si wada jir u dhagax-dhigeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, madaxweynaha dawladda deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar iyo masuuliyiin ka socday dawladda Imaaraadka carabta.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS