Cabdikariim A. Mooge: “Waddadu Ma Waddadii Aynu Ku Beddelannay Madaarka Qiimaha Badan Jooga Miyaa?”
March 1, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in xukuumaddu faahaahin ka bixinayso madmadow dul hoganaya waddada la dhagax dhigay shalay ee is ku xidhaysa Somaliland iyo Itoobiya. Waddadaas oo la shaaciyey in ay ku baxayso 111 milyan oo dollar.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS