Gabyaa Abees Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Mustaqbalka
March 1, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Gabyaa Cabdiraxmaan Abees, ayaa sheegay in aanay wax ba is ka beddeli doonin mawqifkiisii loo xidhay, ee caddaalad u dagaalanka, isaga oo u mahadceliyey guud ahaan dadkii ka dhiidhiyey xadhigiisa.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS