Wejiga Labaad Ee Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Oo La Dhagax-dhigay
March 4, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wejiga labaad ee mashruuca lagu ballaadhinayo biyaha Hargeysa, oo ay ku baxayso ku dhawaad $48 milyan dollar, ayaa maanta laga dhagax-dhigay.

Mashruucan oo ay maalgelinayso dawladda Jarmalku, ayaa loo abbaartu tahay samaynta berkedihii waa weynaa ee degmooyinka ee biyaha kaydinayey sii na qaybinayey, iyada ay ka faa’idaysan doonaan ku dahwaan 400, 000 oo qof. Sida ay sheegeegay maal u hadlayey dawladda Jarmalka, oo ka hadlayey xafladda dhagax-dhigga.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS