Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Jawaabey Dacwad Xisbiga Waddani Ka Gudbiyey
March 5, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xeer ilaaliye ku xigeenka Somaliland Axmed Cismaan Mire, ayaa ka jawaabey dacwad uu ka gudbiyey xisbiga WADDANI, oo ku eedeyey in uu ka qeyb galay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.

Waxa uu xeer ilaaliye ku xigeenku sheegay in uu maalintii furitaankii lagu casuumay, bal se aanu ka mid ahayn xisbiga iyo golaha dhexe ee Kulmiye too na.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS